Taageer hadda

Biyaha

Waanu ognahay muhiimadda dadkeenu u qabaan in ay helaan biyo ku filan. Waxaanu rabnaa in aan inagoo iskaashayna qeyb libaax ka qaadano daboolidda baahidaas oo ah aasaasiga nolosha dadka insha Allah..

Caafimaadka

Wax yaalaha maanta dadkeena ay aad ugu baahann yihiin waxaa ka mid ah caafimaadka dadka oo kor loo qaado insha Allah. Taasoo marmar ku xiran cilmi gudbin iyo daaweyn.

Waddooyinka

Waddooyinku waa muhiim. Marka aan dalkoo dhan gaarsiino waddooyin tayo leh oo dadka u sahlaya safaradda. Dhaqaalahana kor bay u qaadi kartaa, maadaama wakhti badan baa noo baaqanayo.

Hadafkeena: in aan taageerno dadkeena